Miyey jirtaa suuragalnimo aan ku iibsan karo guriga aan idinka kireysto?
Dadka qaarkood waxay xaq u leeyihiin iney gurigooda naga iibsadaan laakiin qof kasta maaha - waxay ku xiran tahay meesha aad ku nooshahay. Haddii aad daneyneyso waxaan qaadan doonnaa faahfaahitnaada ka dibna sida ugu dhakhsaha badan ee suuragalka ah ayaan kuula socodsiin doonaa.


