Waxaan dacwo ka qabaa meelaha dadka oo dhan u dhexeeya/beerta nasashada/qashinka/meesha baabuurta la dhigta
Waxaan aad ugu heellannahay inaan xaqiijinno in meelaha dadka u dhexeeya ay nadiif ahaadaan, sidaas awgeed nala socodsii waxa ay dhibaatadu tahay ka dibna si degdeg ah ayaan u saxaynaa ama waxaan isku dubbaridaynaa kormeer lagu sameeyo. Fadlan la xiriir Sarkaalkaaga Guriyeynta si aad arrinkaan ugala hadashid. Waxaan diyaarin karnaa tas-hiilaad turjumid haddii aad u baahan tahay.


