Sidee ayaan dacwad u sameeyaa haddii aan dareemayo in sarkaalka guriyeyntaydu uusan arrimaha xallin?
Waxaan leennahay sharci iyo qaab daboolaya dacwadaha waxaanna tan u raacnaa si taxaddar leh si aan u xaqiijiyo in dacwadaada si buuxda wax looga qabto. Waxaad la hadli kartaa maamulaha ku habboon kaasoo ku faraxsanaan doona inuu kaa qoro faahfaahinta dhibaatada kuuna sheego sida wax looga qaban doono. Fadlan weydiiso nuqulka warqaddeenna qoran ee dacwooyinka.


