Su’aalaha Inta Badan la Isweydiiyo
Fadlan guji mid ka mid ah su'aalaha soo socda si aad u aragto jawaabta:
- Xaggee ayey Guryihiinnu ku yaallaan?
- Immisa ayey kiradaydu noqon doontaa?
- Miyaan awoodi doonaa inaan xayawaanka guriga ku haysto?
- Sidee ayaan u codsadaa guri kale u wareegid?
- Maxaa dhacaya marka aan foomkayga codsiga idiin soo diro?
- Waa maxay ‘dhibcuhu' - sidee ayaase loo xisaabiyaa?
- Ilaa iyo intee ayaan sugayaa guri/ma taxane sugid oo dheer baa?
- Sidee ayaan idiin ogeysiiyaa haddii xaaladahaygu is beddelaan?
- Waxaan jeclaan lahaa in aan qof kale guri kala beddelanno - sidee ayaan u sameeyaa?
- Miyey jirtaa suuragalnimo aan ku iibsan karo guriga aan idinka kireysto?






