Waa maxey ‘(bandings)’- sidee ayey u qiimeyaa?
Adiga waxaad heli kartaa maadadda sare (higher banding) hadii baahi daadu tahay tan deg deg ah ee guri siinta. Teeda kale adiga waxaad helaysaa ahmiyad sii dheeraad ah ama (mudnaan) dheeraad ah hadii aad haysatid sabab macquul ah lagaa siinayo isla xaafadaaha khasuuska ah. Taa darteed dadka aanan qabin dhibaatada deg dega ah aanan heysan sabab qaas ahaan oo ey u dalbadaan xaafadaas waxey heleyaan maadadda hoose (lowest banding). Hadii laba qof soo codsadaan eyna simantahay maadaddoodu anaga waxaan siinaa guriga kii wakhtiga dheer ku jiray liiska.


