Waxaa naloo sheegay goor hore aqalka qalabka waa la’sii dhigaayaa goormey taasi dhici doontaa?
Shaqadan oo kale waxey ka mid tahay qeybaha ugu weyn barnaamijkeena. Anaga waxaan heysanaa qorshe shan sano ah taa darteed waanu kuu sheegeynaa hadii aqalkaagu uuw ka mid yahay. Fadlan dhag sii halkan si aad ku aragtid sida aqalada qalab dib u dhigida la’filayo ee hada qorsheysan. (Turjumaad dheeraad waa la’heli karaa marki aad cadsato).
Hadii aadan ka arkin liiska nidaamka hagaajintaada qalab dhigida, fadlan nala soo xiriir anaga ayaa ku ogaysiineyno hadii ama marka casri laga dhigaayo ama hagaaijinta qalab dhigida marka la’qaban doonto qorshaha, kooxdeena ee dib u maal-gelinta ayaa ku soo ogaysiin doona in ta aanan la’gaarin waqtiga shaqada la’bilaabi doono iyo si ey kuu siiyaan fursad aad adiga aga geysatid fikrad.


