Soomaali (Somali)
Kooxda Guriyeynta Chevin waxaa ka go'an siyaasadda awood loo siman yahay in loo yeesho warka iyo adeegyada. Ma la socotaa inaan isku qornay adeegga turjumidda qoraallada iyo midka afka ee ‘Khadka Luqadda'? Tan macnaheedu waa inaan awoodno inaan ku deeqno tas-hiilaad turjumid qoraal ah iyo mid afka ah oo loo sameynayo macaamiisha la tacaalaya ku hadlidda ama akhrinta Ingiriiska. Haddii aad jeclaan lahayd inaad warkeenna ku hesho luqad kale ama qaab kale, fadlan nagala soo xiriir 0845 270 1088.
Guji halkaan si aad u gashid qaybta ‘Su'aalaha Inta Badan la Isweydiiyo ' ee barta internetka si aad u heshid war dheeraad ah oo ku saabsan codsashada guri.
Guji halkaan si aad u gashid qaybta ‘Su'aalaha oo Laga Jawaabay ' ee barta internetka si aad u heshid war wax ku ool ah oo ku saabsan kireysiga - laga billaabo sida aad u soo sheegeysid dayactir ama bixinta lacagta kirada, ilaa sida aad u soo sheegeysid dhibaatada aad kala kulanto deriska ama codsashada in laguu wareejiyo guri kale oo keenna ah.







