Nagala soo xiriir
MEELAHA & SAACADAHA FURIDDA
Xafiisyadeennu waxay furan yihiin Isniin ilaa Jimce 9.00subaxnimo - 5.00galabnimo waxayna ku kala yaallaan meelaha soo socda:-
- Wakefield (Xafiis Madaxeed)
Harrison Street, Wakefield, West Yorkshire, WF1 1PS - Guiseley (booqashooyinka ballan oo keliya ayaa lagu sameystaa)
Royd House, Low Mills, Guiseley, Leeds, LS20 9LU - Sheffield (booqashooyinka ballan oo keliya ayaa lagu sameystaa)
2 Carbrook Street, Sheffield, S9 2JE - Selby (booqashooyinka ballan oo keliya ayaa lagu sameystaa)
32 New Lane, Selby, YO8 OQB
Xafiisyada ku yaalla Guiseley, Sheffield iyo Selby waxay hadda ku hawlgalaan ballan oo keliya - haddii aad dooneysid inaad soo booqato ama la kulanto xubin ka tirsan shaqaalaha xafiisyadaan wac lambarka Xogweydiinta Guriyeynta ee hoose si laguugu xiriiriyo xafiiska u gaarka ah.
MEELAHA LALA XIRIIRAYO SAACADAHA SHAQADA KA BAXSAN
Lambarka Dayactirka Dedegta ah: 0800 5877189
Lambarka Guud - adeegga fartiinta wixii ka danbeeya 5.00galabnimo: 0845 2701088
NALA SOO XIRIIR
Waqtiga saacadaha shaqada fadlan nagala soo xiriir lambarrada hoose:
Xogweydiinta Guriyeynta:
Telefoon: 0845 2701088
Lambarrada faakiska:
weekfildhi (Wakefield): 01924 831797
Sheefildhi (Sheffield): 0114 244 8000
Selbi (Selby): 01757 213918
Guuseley (Guiseley): 0113 250 0302
Soo Sheegidda Dayactirrada:
Telefoon: 0800 5877189
Faakis: 01924 831798
Xogweydiinta Guud iyo midda Waaxeed: (Xafiis Madaxeedka - Wakefield)
Telefoon: 01924 290949
Faakis: 01924 363595
Haddii aad dooneysid inaad e-mail noogala soo xiriirto wax arrimo ah fadlan e-mail noogu soo dir: enquiries@chevinha.co.uk




