Sidee ayaan uga soo warbixin karaa hawl dib u hagaajin?
Soo wac lambarkayaga telefoonka bilaash ah 0800 587 7189. Kooxda la’xiriirka ee macamiilka ayaa ka jawaabi kara su’aalahaaga. Marka aad lambarkaas soo wacdo waxaa fursad laguu siin doonaa in aad ama soo sheegto hawl dib u hagaajin oo caadi ah ama in aad ka soo warbixiso dhibaato gaaska la xiriirta. Teeda kale e-mail noo soo dir repairs@chevinha.co.uk. Waxaad kaloo isticmaali kartaa qalabka ee on-lineka meesha qeybta ee akoontigeyga si aad ugu soo dirto e-mail kooxdeena hagaajinta iyo si aad u ogaato taariiqdii hore ee hagaajintaadda.




