Waxaan jeclaan lahaa in aan qof kale guri kala beddelanno - sidee ayaan u sameeyaa?
Noo keen faahfaahinta guriga iyo dadka aad dooneysid inaad guriga kala beddelataan. Waxaan u baahan doonnaa inaan baaritaan kale la sameyno sarkaalka guriyeynta ka dibna sida ugu dhakhsaha badan ee suuragalka ah ayaan kuula soo xiriiri doonnaa.





