Sidee ayaan u ogaadaa marka gurigayga la hagaajin doono?
Chevin wuxuu leeyahay barnaamij wareegto shaqo ah oo lagu sameeyo guryaha jira. Maamulaheenna Dib u maalgelintu wuxuu mas'uul ka yahay horey u wadidda barnaamijka. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ogaato in qorshahaagu uu yahay in laguu hagaajiyo labada sano ee soo scoda, ama haddii aad jeclaan lahayd inaad ka qayb qaadato Kooxda Dib u-Maalmgelinta Dadka Deggan fadlan la xiriir Kooxdeenna Dib u Maalgelinta ee 0845 270 1088. Waxaan diyaarin karnaa tas-hiilaad turjumid haddii aad u baahan tahay.




