Waxaan jeclaan lahaa inaanka guuro gurigeyga Chevin - ogeysiis intee la eg ayaan idin siiyaa?
Fadlan warqad noo soo qor aad noogu sheegeyso inaad jeclaan lahayd inaad guriga ka guurto. Na sii ugu yaraan ogeysiis dhan 28 maalmood. Markaas kireysigaagu wuxuu dhammaan doonaa Axadda ku xigta dhammaadka muddada 28-ka maalmood.




