Aids-ka & La qabsashada
Waxaan sameynaa e kaalmooyin iyo rakibaadyo aan u sameyno kireysteyaasha jira maxaa yeelay waxaan tan u aragnaa gacan ka geysasho mirodhal ah ee qancidda kireysteyaasha iyo ku caawinta dadku iney sii degganaadaan guryahooda.
Si kasta ha ahaatee, dalabka adeeggaan wuu sarreeyaa isla markaana taxanaha sugitaanku wuu shaqeeyaa. Tani waxay ku shaqeysaa isku xig taariikheed isla markaana codsadeyaasha waxaa lagu wargeliyaa warqad waxaana loo sheegaa goorta ay toogtooda la gaaro.
Haddii aad dooneysid in kaalmo iyo la qabsi laguu sameeyo fadlan nala socodsii. Waxaan faahfaahintaada u gudbin doonnaa kooxdeenna rakibaadyada isla markaana shaqaalaha meeshaas ayaa kula soo xiriiri doona si ay wax kaaga sheegaan taxanaheenna sugitaanka.
Gacan ayey ka geysanaysaa haddii aad soo dirto wixii daliil caafimaad ah oo taageeraya oo aad ka keentay Takhtarka, Daaweeyaha Hawleed, Shaqaalaha Bulshada, ama aqoon kale oo la xiriirta.
Haddii aad baahi aad degdeg ah aad u qabtid rakibaadyo markaas tan waa la tixgelin karaa laakiin waxaan u baahan doonnaa daliil caafimaad oo taas taageeraya.
Shaqooyinka oo dhan waxaa la sameeyaa iyadoo lala kaashanayo rakibe la oggolaaday.
Waxaan sidoo kale taageernaa codsadeyaasha kuwaasoo golahooda deegaanka weydiistay deeq (Deeqda Tashiilaadka Naafada). Fadlan nagala soo xiriir 0845 2701088 si aad wax badan uga ogaatid.




