Xaggee ayey Guryihiinnu ku yaallaan?
Waxaan gaarnaa xaafadaha ay ku jiraan kuwa soo socda:
- Koofurta Yorkshayer - Sheefildhi, Rotherham, Jesterfildhi, Barnisley iyo Donkastar (Yorkshire - Sheffield, Rotherham, Chesterfield, Barnsley & Doncaster)
Waqooyiga Notinhamshayer iyo Debishayer (Nottinghamshire & Derbyshire) - Bariga Yorkshayer - Raydhin, Dambelton, Hal, Iskarborow, Selbi iyo York (Yorkshire - Riding, Hambleton, Hull, Ryedale, Scarborough, Selby & York)
- Galbeedka Yorkshayer - Weekfildhi, Kastelfod, Bontefarakt, Haddarfildhi, Diyusburi iyo Liidhis (Yorkshire - Wakefield, Castleford, Pontefract, Huddersfield, Dewsbury & Leeds)
- Waqooyiga Yorkshayer - Karafan, Harrogeet iyo Rijmondeshayer (Yorkshire - Craven, Harrogate & Richmondshire)





