Maxaa dhacaya marka aan foomka codsigayga idiin soo diro?
Adiga hadii aad dooneysid siyaabaha soo socda ayaad ku buuxsan kartaa foomka kumbuyuutarka, nala soo xiriir 0845 270 1088 markaa anaga ayaa kugu soo celineyna markii adiga kuugu haboon ee aad ku buuxineya foomka adoo ku hadlayo taleefoonka, waxaad kala bixi kartaa kumbuyuutar foomka (download) ama anaga ayaa boostadda kuu soo dhigi karnaa.
Fadlan xusuusnow adiga waxaad dalban kataa marka nidaamkan liiska sugitaanka furanyahay keliya.Waxaad ka heleysaa akhbaartan liiska hantideena ama (guryahaheena). Anaga dib ayaan u eegeynaa liiska sugitaanka markii guri soo banaanaado.
Markii ow na soo gaaro foomkaagga anaga warqad ayaan kuu soo direynaa ee kuu sheegeysa in lagugu daray liiskeena sugitaanka iyo in kale. Warqada waxey kaloo kuu sheegaysaa xaafadaha lagaa diiwaan galiyay iyo siyaabaha aad nola soo xiriri kartid.
Waa inaad wargelinta in warqaddaadii la helay ku heshaa muddo 7 maalmood gudahooda ah. Marka aad warqad naga hesho waxaad ku kalsoonaan kartaa in codsigaagii uu kombuyuutarka ku jiro.
Hadii arimahaaga wax iska bedelaan fadlan na soo ogeysii




