Sidee ayaan idinkugula socodsiiyaa haddii ay xaaladahaygu isbeddelaan?
Markale waxaad nola soo xiriir kartaa siyaabahan midkood warqad, faakis, emailka ama taleefoon – anaga waxaan kuu soo direynaa foom ee aad adiga soo buuxineysid. Fadlan nagu soo celi markaa ayaan arimahaga dib u saxeyno ee aan gelineynaa nidaamka. Fadlan soo raaci waxyaabaha cadeynaaya ee ku saabsan isbedelkaaga ee taageeraya arimahaaga.




