Immisa ayey kiradaydu noqon doontaa?
Xaddiga kirada la qaadayo waxay ku xiran tahay xaafadda aad doorato inaad ku noolaato iyo cabbirka guriga aad u baahan tahay. Waan ku ogeysiin doonnaa kirada wixii guri ah ee aan kuugu deeqeyno. Si aad u hesho war dheeraad ah, fadlan la xiriir kooxda Adeegyada Macaamiisha 0845 270 1088 - waan awoodnaa inaan ku deeqno tas-hiilaad turjumid afka ah haddii aad u baahato.





